E-xirfad

#WELCOME TO EXIRFAD

Upgrade your skills and knowledge with our online course

Baro suuqgeeynta iyo sida ALIBABA wax looga iibsado adoo soomaaliya jooga!!
Online Course

Inta badan courses keena waxa ay ku baxaan qaab online ah.

Clear Lessons

Waxaad heli doontaa cashiro step by step ah.

Caawin Joogta ah

Mar walbo waxaan diyaar kuula nahay caawin joogta ah.

Certification

Markad koorsado dhameyso waxad heli shahaado diploma ah.

Who we are

LEARN MORE ABOUT US

E-xirfad waa hab maamulka waxbarashada online ah kaas oo bixiya koorasyo ku saabsan suqgeynta dhijitaalka ah iyo eCommerce/Alibaba.

Hadafkayagu waa inaan waxbarasho tayo sare leh siino shakhsiyaadka iyo Soomaaliyeed. Waxaan aaminsanahay in qof kastaa uu heli karo tababar suuq-geynta dhijitaalka ah oo la awoodi karo oo waxtar leh oo ka caawin doona inay ku guuleystaan.

Student's Progress
0%
Teacher's Experience
0%
Support and Feedbacks
0%

Start your learning journey today! Enroll now in our online course.

KU BARO SUUQGEYNTA IYO ALIBABA SAA WAX UGA GADAN LAHAYD ADOO SOOMALIYA JOOGA

Featured Courses

Don't wait to achieve your goals. Enroll now in our online course.

Hadda is register gareey oo ku soo biir courses keena.